Kulan ay isugu yimaadeen xubno matalaayay maamulka Odayaasha dhaqanka culaa,udiin haween, dhalinyaro iyo Aqoonyahanada degmadatani Garbahaareey ayaa ula jeedkiisu ahaa baaq laba geesood ah iyo cabasho loo diraayay Shirkada hormuud iyo Dowlada Federaalka Soomaliya
Baaqaan ayaa imaanaayo kadib markii bilo ka hor ay ciidamada dowlada Kenya bur buriyeen 11 xarumood oo ay shirkada hormuud Ku laheyd tuulooyin Ku yaalo gobolka gedo
Sidoo kale waxaa barakac Ku yimid shacabkii daganaa tuulooyinkaan iyo degaanada hoosyimaado goobihii Ciidamada Kenya Dhibka gaysteen.
Leave a Reply