![mowliid1 mowliid](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2019/12/mowliid1.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha aqalka sare Mowliid Xuseen guuhaad ayaa xaflad dhiiri-galin ah u qabtay dhalinyarada ciyaartoyda ah ee dhawaan ka timid Qurbaha.
Ciyaartooyda qurba Joogta ah ayaa waxay u yimaadeen dalka siday uga qayb gali lahaayeen Koobka Astaanta Qaran ee kasocda Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply