Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug iyo Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa kulan ku dhexmaray Magaalada Dhuusamareeb kaas oo ku saabsanaa sidii Xildhibaanada Shiiq Shaakir loo aqbali lahaa Sharuud la’aan taas oo Gudiga Maamul dhisida Galmudug ay aqbaleen 20 kii Xildhibaan ee Shaakir.
Leave a Reply