Maxkamada Darajada kowaad ee Gobalka Bari oo fulinaysa amarkii Madaxwaynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah u fariisatay dhageysiga dacwad loo geysto Odayaal iyo Siyaasi bil ka hor lagu xiray Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari, iyadoo lagu riday xukuno kala duwan.
Leave a Reply