Shirka Bandhigga safarka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho isagoo noqonaya kii ugu horeeyay oo dalka ka qabsoomay.
Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay inay Soomaaliya ku soo laabaneyso fagaarayaasha caalamka ee tan iyo burburkii ay ka maqneed.
Waxaan maalin jirtay miskiin baa msko lafuulo leh reer bari shabaag hadhigan ha shirina hhhh