Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay inay dowlada ka xanibtay Accountigii lacagaha igu soo dhacayeen.
Dhanka kale xaaf ayaa ontaas ku daray in Accoun-kii Galmudug ay lahayd waayadanba ay ka adeeganeysay Dowlada isla markaana ay kala baxday 5.5 Milyan oo Dollar.
Leave a Reply