Maamulka iyo bulshada degmada Afmadow oo ka hortagay Cayayaanka Ayaxa oo dhibaato ku haya qaybo kamid ah dalka Soomaliya iyo dalalka Dariska.
Ayaaxaan ayaa dalka Soomaliga kasoo galay Dhanka Gobolada Dhexe kaas oo gaaray Deeganada Soomaliya dhamaantood waxuuna qasaaro u gaystay Dhulka xoolaha Daaqaan iyo Beeraha.
Leave a Reply