Garoon diyaaradeed oo ay wada isticmaalayeen Mareykanka iyo Kenya oo ku yaalla gobolka Lamu ee dalka Kenya ayaa shalay weerar ku qaadeen ururka Argagixisada Al-shabaab ayaa waxaa ka dhasahay qasaare.
Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in weerarkan lagu dilay sadex qof oo u dhashay Mareykanka oo kala ah laba qandaraaslayaal ah iyo hal Askari
Dowlada Kenya ayaa sheegay in afar katirsan ururka Al-shabaab lagu dilay goobta, halka kuwa kalena ay baxsadeen.
Dhanka kale dawlada Soomaaliya ayaa cambaareesay weerarka lagu qaaday saldhiga ciidanka Mareykanka ee gobolka Lamu Kenya.
Leave a Reply