Qaar kamida Deegaanada Galmudug waxaa Mudooyinkii dambe kusugnaa Ayax tira badan kuwaas oo dhibaato u gaystay Dhulkii Xoolaha Daaqi Jireen.
Ayaxaan oo Tirabadnaa ayaa markii Xaal loo waayey waxaa Bulshada Galmudug Bilaabeen inay Cunaan Madaama uu Ayaxa Cunidiisa Fa’iido ku jirto.
Hadaba Ayaxaas ku sugnaa Deegaanada Galmudug ayaa hada u soo Kicitimay Dhanka Puntland waxuuna Bilaabay Xaalufinta Dhirta kaas oo Bulshada Puntland ku abuurtay walwal badan gaar ahaan kuwa Xoolo dhaqatada ah.
Leave a Reply