Daawo:Maamulka Somaliland Oo Kasoo Horjeedsatay Qorshe Ay Wadaan Dalalka Kulaala Badda Cas

Somaliland ayaa kasoo horjeesatay shir wasiirrada arrimaha Dibadda waddamada Kulaala Badda cas iyo Gacanka Carabtu ku yeesheen waddanka Sacuudiga.

Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha Dibadda Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ku taagan tahay mawqifkeedii hore ee ahaa in aanay wax wadashaqayn ah la yeelaan waddamada iskakaashanaya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ilaa inta la dafirayo xuquuqdeeda muhiimka ah.

Kulankaan ka dhacay dalka sacuudiga ayaa waxaa ka qayb galay dalalka ay kamid yihiin Soomaliya iyo Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.