Daawo:Gudoomiyaha aqalka Sare oo Cilaamay Dagaal ka dhana Shabaab

aqalka sare

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka qeyb galay kulan loogu duceynayay ardaydii ku geeriyootay qaraxii Ex control ayaa ugu baaqay bulshada inay u midoobaan la dagaalanka cadawga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.