Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) oo kawada hadlay u diyaar garowga arrimaha doorashooyinka soo socda.
Kulankooda ayaa ka dhacay xarunta gudiga doorashooyinka madaxa banaan ku leeyihiin taas oo ku taal Madaxtooyada qaranka.
Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Soomaliya Xaalimo yareey ayaa horay waxay kulamo layeelatay Madaxda Barlamaanka Soomaliya iyo Safiirada Beesha Caalamka ee kusugan Muqdisho.
Leave a Reply