Daawo:Codsi uu diro waayey Deni oo Bulshada Puntland u direen Madaxda Soomaliya

Farmaajo

Banaanbax lagu dalbanayo in la siidaayo dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo 10 sano ka badan ku xiran dalka Cuman ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.

Dadkaan isugu soo Baxay Magaalada Garoowe ayaa waxay Madaxda Soomaaliya ka codsaday inay ka shaqeeyaan sidii loo sadayn lahaa Dhalinyaradaan ku xiran Dalka Cumaan kuwaas oo ku dhibaataysan Xabsiyada Dalkaas.

Madaxwaynaha Puntland ayaa waxuu ku fashilmay sidii uu ula xariiri lahaa Madaxda Dowlada Federaalka ah sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen siidaynta dhalinyaradaan ku jira Xabsiyada dalka Cumaan ee kasoo jeeda Deegaanada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.