Daawo:Faysal Cali waraabe oo ku baaqay in Muuse Biixi Somaliland laga qabto

muse

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee UCID Faysal Cali waraabe ayaa Sheegay Somaliland inay ubaahan tahay Badbaado Madaama wax Sharci ah uusan ka jirin oo shacabkii layska Xiraayo, Golaha guurtidana aysan sharci ku joogan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.