Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee BFS mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan labadiisa ku xigeen ayaa xafiiska ku qaabilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya dalka Ambassador StaffanTillander iyadoo uu kala hadlay dhowr arrimood sida Iskaashiga xiriirka labada baarlamaan,arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo xoojinta taagerada dowladda Sweden ay siiso Soomaaliya.
Leave a Reply