Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodi Doona Sharciga Doorashooyinka

aqalka sare

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ah ku yeelanayaan xarunta Golaha Aqalka Sare ee magaalada caasimada Muqdisho.

Xildhibaanada Aqalka sare Doomaaliya ayaa lagau wadaa in ay ka doodaan sharciga doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaariyeen Guddiga baarlamaanka islamarkaana ay dhawaan xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ay meel mariyeen.

Soomaaliya ayaa lafilayaa sanadka soo s9cda Bilowgiisa inay doorasho ka dhacdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.