Maamulka Degmaayinka Gobolka Gedo iyo Kan Gobolka oo Mudooyinkii dambe Kulamo wada Tashi ah ku maraayey Magaalada Muqdisho iyo Gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay Go’aan ka dhana Axmed madoobe.
Maamulka gobolka Gedo ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Qaar kamida golaha wasiirada Soomaliya, Xildhibaanada iyo Bulshawaynta Jubbaland ee ku sugan Magaalada Muqdisho waxuuna kulamadooda ku soo dhamaaday guul waxaana laysla qaatay sidii Axmed Madoobe laysu dhaafin lahaa sida ay sheegeen.
Leave a Reply