Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta shaaciyay Denbiyadii ka dhacay Puntland sannadkii tagay ee 2019 oo gaaraya 4,379 kiis.
Xeer ilaalinta Puntland ayaa sheegtay inay Puntland ka dhaceen Dambiyo gaaraya 4379, Kiis kuwaas oo isugu Jira Dhimasho, Dhaawac, Kufsi iyo dhac.
Leave a Reply