Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye Gudoomiyaha 3-da Gole ee Ahlu Sunada Gobolada Dhexe ahaana wasiirkii waxbarashada Galmudug ee hada waqtiguusu dhamaaday ayaa waxaa uu ka Digay Burbur kusoo socda Maamulka Galmudug.
Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye ayaa waxuu ugu baaqay in la badbaadsho Galmudug, waxaa kaloo ka hadlay Habka qaldan ee lagu soo doortay Xildhibaanada Galmudug waa sida uu sheegay.
Leave a Reply