Daawo:Aqalka Sare ayaa aqrinta 2-aad marsiiyey sharciga hawlgabka iyo xaqsiinta ciidanka qalabka sida

aqalka sare

Kulankii 28-aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta oo ajandihiiusa ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise- Sharciyeedka Howlgabnimada, ayaa waxaa shir guddoominayay Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay ku-wehliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senator Abshir Maxamed Axmed iyo Guddomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Aqalka Sare Senator Moowlid Xuseen Guhaad.

Fadhiga  Golaha Aqalka Sare waxaa ku sugnaa Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.