Degmada Caabudwaaq ayaa ah Degmo kamida Degmooyinka Galmudug gaar ahaan kuwa Gobolka Galgaduud waana Xarunta Agoonta Galmudug.
Degmada Caabudwaaq ayaa ah Magaalada ugu dadka Badan Galmudug waana Magaalo udhow xuduuda Soomaliya la wadaagto Dalka Itoobiya.
Caabudwaaq waa Magaalo ku caana Marti soorka iyo soo dhaweynta waxaana sanadihii Dambe sameysay Koru kaca xaga dhaqaalaha, Amniga, Horumarka iyo Bilicda.
Wariye liibaan Cali Guuleed ayaa waxuu Boodaya Magaalada Caabudwaaq waxuuna nooga soo diray sawiradaan hoose.
Leave a Reply