Genaraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka galgaduuud.
Musharax Tuuryare ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaaladaasi.
Leave a Reply