Daawo:Shir looga Hadlaayay Hormarinta Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo Baydhabo ka dhacay

waare laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo ka furay shir looga Hadlaayay Hormarinta Dowlad Goboleed-yada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.

Shirkan oo ka qayb galeen Mdaxwaynayaasha Hirshabeele, koonfurgalbeed, Wafti kasocda Midowga Yurub iyo Dowlada federaalka aha ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayaa qodobo ay kamid yihiin fatahadaha wabiyada, horumarinta deegaanada Maamulada iyo Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.