Dhageyso:Maxamuud Sayid oo Sheegay inaan maamul ka jirin Jubbaland

maxamuud sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamud Sayid Ayaa waxuu ka dayriyey Xalaada Jubbaland hada kusugan tahay waxuuna Qiray Inuusan wax Maamula ka jirin Jubbaland.

Dhanka Kale Maxamuud Sayid ayaa waxuu eedeyn usoo jeediyey dowlada federaalka ah ee Soomaaliya taas oo ku eedeyey inay ka masuul tahay Burburka Soo gaaray Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.