Guddoomiyaha Gaalkacyo Oo diiday Xilka Qaadis Xaaf ku Sameeyay

xaaf

Madaxweynaha Hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa, isagoo sidoo kalena kala diray Golaha deegaanka degmadaas.

Guddoomiyihii Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa kasoo horjeestay xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf, isagoona sheegay in wax xilka  qaadis uusan ku sameeyn Karin Xaaf Madaama Waqtigiisii dhamaaday .

Madaxwaynihii hore ee Galmudug ayaa culays dhan walba kasoo foodsaaray horayna waxuu kasoo carooday Magalada Dhuusamareeb kadib markii isaga iyo Shiiq Shaakir qilaaf soo kala dhex galay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.