Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa ka hadlay ahmiyadda uu u lahaa labada maamul ee Koofur galbeed iyo Hirshabeelle shirkii iskaashiga ee lagu qabtay Baydhabo Kaas oo qayb galeen Masuuliyiin ka kala socota Beesha caalamka iyo Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.
Leave a Reply