
Waxgaradka Kasoo jeeda beesha Sacad ayaa waxay eedeyn kulul u jeediyeen Madaxwaynihii Hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.
Waxgaradkaan oo kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inay Dhuusamareeb u yimaadeen Heshiiskii Madaxwayne Xaaf uu saxiixay ee ahaa in Galmudug loo dhiso Maamul Cusub, Lakiin ma aqbalayno in Koonfurta Gaalkacyo Fowdo laga sameeyo Beesha Sacadna Xabad laysugu dhiibo.
Leave a Reply