Musharax mada wayne kuxigeen Galmudug Hassan M Said Samantar (Xasan Gacaliye) ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay caasimada galmudug ee Dhuusamareeb.
Soo dhaweynta Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug waxaa ka qayb qaatay Maamulka Magaalada Dhuusmareeb, Musiliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Kuwa Galmudug.
Waxaana Musharax Xasan Gacaliye loo Galbiyey Goob loo asteeyey inuu kula hadlo Bulshada Galmudug.
Leave a Reply