Saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada difaaca ee bariga Itoobiya iyo Wafti Kasocda xafiiska nabad galyada ee DDS ayaa kulan layeeshay bulshada ku dhaqan laasacaano oo katirsan degmada shiilaabo uuna waheliyo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax.
Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay dhibaatadii Ciddamada Liyuu Boliiska ka gaysteen Degaanada Laasa-Caanood,Ceelbaxay,Neef-kuceliye, Bur-geesoole, Ceeldibir, Gowayn, Raqo iyo meela kaloo badan, waxaa laysku afgartay in lasoo afmeero colaad muddo bil ah socotay oo Deegamayn ka bilaabatay islamarkaana dhimasho iyo dhaawac sababtay.
Leave a Reply