Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa ku guuleystay doorashadii guddomiyaha baarlamaanka Galmudug ee maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb waxaana uu codadkii la tiriyay oo ahaa 89 cod ka helay 54 halka mudanaha la tartamay Cabdinaasir Aadan Cismaan uu isna helay 34 cod hal cod ayaa halaabay sida uu ku dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka.
Waxaa wali dhiman oo Doorashadooda laqabanayo Gudoomiye kuxigeenada Kowaad iyo Labaad taas oo lafilaayo inay dhacdo Galin dambe ee Maanta Xiliga Soomaaliya.
Leave a Reply