Daawo:Wasiirka Maaliyada oo Qiray Lacagtii worldBank in la hakiyey

Bayle

Wasiirka Maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu noqonayo mashruuca horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, isla markaana dhammaan dhinacyada ay quseyso la isku yeeri doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.