War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu sheegay in Ahlusunna aysan qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug oo ay sheegeen in boob ku heyso dowlada Federaalka.
Dhanka kale Shiiq Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan Odayaasha Dhaqanka, waxaana arrintaas ay ku tilmaameen mid sharci darro ah.
Leave a Reply