Ugaas Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyay safarkiisii uu ku tagay Deegaanka Soomaalida gaar ahan Doollo iyo Qoraxay iyo qodobo ka so baxay shirkii laasacaanood ee uu la qaatay Wafti kasocda Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo Masuuliyiin ka Tirsan laamaha Amniga ee deegaanka Soomalida.
Leave a Reply