Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa ku kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yukio Yamomoto iyo Hogaamiyaha Isdoortay Axmed Madoobe.
Kulanka ayaa lagaga wada hadley xaalada Siyaasada dalka, arrimaha amniga iyo Qilaafka u dhaxeeya Dowlada iyo Axmed Madoobe.
Axmee Madoobe iyo safiirka Maraykanka isla qireen muhiimada ay leedahay wada shaqeynta Dowlada federaalka iyo Dowlad goboleedyada .
Safiirka Maraykanka oo warqad qoraala kaga hadlay kulamo dhexmaray Axmed madoobe iyo Madaxwaynayaasha Maamul.Goboleedka yada kale ayuu axmed madoobe ku tilmaamay Hogaamiye halka madaxda Maamul goboledyada kale ugu yeeray Madaxwaynayaal taas oo fashil ku ah Axmed Madoobe.
Leave a Reply