Saraakiil ka socota Booliiska Soomaaliya oo hogaaminayso Generaal Sakariya iyo Safaaradda Denkamark ayaa la kulmay Amal Nuur Cismaan oo qoyskeeda kamaqnayd muddo 2 bil iyo bar ah.
Amaal Hooyadeed ayaa dhaqan celis u keentay Muqdisho waxayna ka fakatay goobtii dhaqan celiska loo keenay waxaana hooyadeed ku eedaysay Madaxtooyada Soomaaliya inay afduubtay gabadheeda.
Amaal oo laga keenay dalka Denmarka ayaa u tagtay Safaaradda Denmark waxayna usheegtay inay rabto inay ku noqoto dalka Denmark taas oo safarada ay aqbashay.
Leave a Reply