Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye Kuxigenka Gobolka Gedo iyo Maamulada Degmooyinka Gobolka Gedo Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Baladxaawo Waxaana Soodhaweynta Ka Qayb Qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Baladxaawo iyo Sidoo Kale Ciidamada Amniga.
Leave a Reply