Wafdi saraakiil ah oo uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir uuna qeyb ka yahay guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ayaa galabta gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen saraakiisha ciidanka qeybta 43-aad.
Ujeedka socdaalka Waftigaan Saraakiisha ayaa ah siidii ay ugu kuur gali lahayeen xaaladda ciidanka xoogga ee ku sugan Gedo iyo Sidiii Ciidamada uga xorayn lahaayeen Alshabaab magaalooyinka Bu’aale iyo Saakow.
Leave a Reply