Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Turkiga Ambassador Jaamac Cabdullaahi Maxamed {Caydiid} oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa yiri mar uu ka jawaabayey eedeymo loo soo jeediyey oo ahaa inay dad aan wali daawadii dhameysan qasab lagu celinayo ayaa yiri “Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkigu Shaqo kuma lahan Dib u celinta dadkii Soomaaliyeed ee Xaaladda Caafimaad ay Dawladda Turkigu usoo Qaaday”.
Leave a Reply