Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa magaalada Ankara kulan kula qaadatay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaTurkiga iyo Masuuliyiinta Hay’adda TIKA.
Marwo Saynab ayaa Dowlada Turkiga uga mahadcelisay sida wanagsan ee mar kasta ay u garab taagan yihiin Dowlada iyo shacabka Soomaliyeed.
Leave a Reply