War saxaafadeed ay soo saartay hay’adda Amnesty International ayaa waxay dowlada Kenya ugu baaqday inay soo xireen Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan kasoo oo gaaraya Magaalada Nairobi.
Amnesty International ayaa sheegtay in Cabdirashiid Janan gaystay dabiyo loona baahan yahay in caddaaladda la marsiiyo.
Qoraalka Amnesty Internaional hoos ka aqriso
Leave a Reply