Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxda Cusub ee maamul Goboleedka Galmudug ayaa Maanta ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Deegaannada ay banaanbaxyada ka dhaceen ayaa waxaa kamid ah Magaalooyinka Dhuusamareeb, Caabudwaaq,Gaalkacyo iyo Cadaado,waxaana banaanbaxa dhigayay dadweynaha Magaalooinkaas.
Shalay ayay aheyd markii Madaxweynaha Galmududug iyo ku xigeenkiisa lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee caasumada Maamulka Galmudug.
Leave a Reply