Kulan soo dhaween ah ayaa muqdisho loogu sameeyay isimada Puntland iyo Odayaasha deegaanka Soomalida oo Muqdisho soo gaaray.
Kulankaa soo dhaweynta ah ayaa waxaa sameeyey Beesha Mudulood waxaana ka qayb qalay Imaanka Mudulood, Gudoomiyaha Gobolka Banadir Cumar Filsh, Ra’iisalwasaarihii Hore Geedi, Xildhibaano iyo waxgarad.
Leave a Reply