Dowlada Soomaaliya ayaa Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxay ku daabulaysaa Ciidamo badan oo isugu jira Nabadsugid iyo Booliis.
Ciidamadaan tira badan ee la geeyey Gobolka Gedo ayaa waxay tahay ujeedka loo geeyey sidii ay kooxda argagixisada Shaabab uga xoray lahaayeen Deegaanada Jubbaland iyo Sugida Amniga degmooyinka Gobolka Gedo.
Ciidamadaan tagay degmada Luuq ayaa usii gudbi Doono Degmooyinka kale ee Gobolka Gedo sida Doolow, luuq , Garbahaaray iyo Ceelwaaq.
Leave a Reply