Axmed Madoobe ayaa dad Shacaba ku laayey Deegaanka Dalsan ee duleedka Magaalada Kismaayo .
Dagaalkaan u dhaxeeya Ciidanka Axmed Madoobe iyo dadka deegaanka ayaa waxuu sababay qasaaro isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac.
Qasaaraha dhimasho ee dagaalkaan gaystay ayaa ah inta hada la xaqiijiyey 7 Dhimasho ah dhaawac intaas ka badana waa jiraa sida ay sheegayaan dadka deegaanka.
waxgaradka deegaanka Dalsan ee duleedka Kismaayo iyo qaar kamida siyaasiyiinta Jubbapand ayaa Axmed madoobe ku cambaareeyey xasuuqa uu halkaas ka gaystay.
Leave a Reply