Gudoomiyaha Degmada baladxaawo ee Gobolka Gedo Cabdicasiis Xareed ayaa waxuu ka warbixiyey Xaalkii ay ku sugnayd Degmada Baladxaawo Markuu uu soo gaaray Wasiirki Aminga jubbaland Cabdishiid janan.
Gudoomiayaha Baladxaawo ayaa waxuu sheegay inuu ka hortay Dagaal ka dhaca Degmada Baladxaawo kaas oo soo maleegeen kooxda axmed madoobe.
Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay Bulshada Baladxaawo inay lasoo dhaweeyo Ciidamada Dowlada federaalka Soomaliya madaama ay yihiin kuwii Qaranka Soomaliyeed.
Leave a Reply