Daawo:Ciidankii Xasilinta Gobol Gedo oo bulshada Baladxaawo la hadlay

Ciidan

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo waxaa Garaay Shalay Ciidamo tiro badan oo kamida Ciidmada Xasilinta gobolka gedo oo isugu Jira Militari, daraawiish iyo Boliis.

Saraakiisha Hogaaminaysay Ciidamadan ayaa bulshada Baladxaawo uga warbixiyey Ujeedaka ay yimaadeen Gobolka Gedo Gaar ahan Degmooyinka Luuq,Doolow iyo Baladxaawo waxayna sheegeen inay ka shaqeynayaan sidii kooxha Shabab looga saari lahaa Gobolka Gedo iyo sugida Amniga.

Qaar kamida Bulshada Baladxaawo ayaa waxay ugu deeqeen Ciidamada gaaray Baladxaawo xoolo Nool kuwaas oo ay Gudoomeen saraakiisha Ciidamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.