Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Kayse Ugaas oo maanta kulan soo dhawayn iyo marti qaad ah magaalada Muqdsho ugu sameeyay salaadiinta iyo isimmada dhaqanka Dawlad deegaanka Soomaalida ee booqashada ku joogay maalmahaan Muqdisho si loo xoojiyo dadaaladii Nabadeed oo uu Ugaasku ka waday Deegaano ka tirsan Gobolada Doollo iyo Qoraxeey.
Kulankaas ayaa waxaa Ugaaska Maxamed ku waheliyey Ugaas taakooy, Xildhibaano, Waxgarad, aqoonyahano, Dhalinyaro iyo Haween kasoo Jeeda Beesha Ugaaska.
Leave a Reply