Garoowe:Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Damiin kusiidaayey Wariyihii Qaaska ee Deni

soomane

Ururka Suxufiyiinta Puntland ee Map  ayaa damaanad ku soo dayay Wariy Cumar somane oo ay xalay xireen ciidamada booliiska ee Magaalada Garoowe.

Wariye Soomaane ayaa ahaa Wariyihii qaaska ah ee Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, Sida ay sheegeen booliska Puntland Wariye Soomane waxaa loo xiray  warar uu baahiyay kaas oo aysan Jeclaysan Maamulka Puntland.

Wariye Soomane ayaa intaan la xirin waxuu raali galin ka bixiyey waxbixin uu la wadaagay warbaahinta Madaxa Banan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.