Maamul gobolleedka Puntland ayaa soo saartay amar lagu xirayo xarumaha Guddiga doorashooyinka ee Dawladda Federaalku ku leedahay Magaalada Garoowe.
Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Arrimaha gudaha ee Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan (Dhaban-cad) laguma sheegin Sababta keentay in la xidho Xafiisyada Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee ku yaalla Puntland.
Leave a Reply