Garoonka Diyaaradaha Magaalada Bardheere ee gobolka Gedo waxaa ka dhoofay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xussen “Al Qaadi” iyo Gudoomiye kuxigeenka Bardheere Ismaaciil Sheekh Cabdi Qorax “Koofi” waxayna u dhoofeen Magaalada Muqdisho Halkaas oo looga Yeeray
Socdaalkaan ay labada Masuul ugu ambabaxeen Magaalada Muqdisho ayaa yimid kadib markii Qilaaf soo kala dhex galay Waftigii kasocday maamulka Gedo oo dhawaan kasoo noqday Magaalada Muqdisho kuwaas oo hada ayagoo Ciidamo badan lasocdaan kusugan Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.
Leave a Reply